1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iran oo sii wada dhoofinta shidaalka, xilli Maraykanku uu isku dayayo inuu go’doomiyo dekedaha dalkaas Iiraan ayaa sii wadda dhoofinta shidaalka xilli ay sii xoogeysanayaan xiisadaha gobolka iyo cadaadiska caalamiga ah, islamarkaana maamulka Trump uu isku dayayo inuu go’doomiyo dekedaha dalkaas.
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka ugu kororka badan tirada dadka caalamka Warbixin cusub oo laga diyaariyay tirada dadka caalamka ayaa muujisay in Soomaaliya ay sanadkan 2026 gaartay koror muuqda oo dhinaca dadweynaha ah, taas oo ka dhigtay mid ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka iyo Israa’iil oo u muuqda inay ku guuldarreysteen hadafkii ay ka lahaayeen dagaalka Iiraan Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa wajahaya cadaadis siyaasadeed oo sii kordhaya, kadib markii uu ku guuldareystay inuu guul siyaasadeed ka dhaliyo dagaalka ay Israa’iil oo garabsanaysa Mareykanku la gashay Iiraan, inkastoo ay ka soo wareegtay in ka badan lix toddobaad tan iyo markii uu dagaalku billowday.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maraykanka iyo Iiraan oo la filayo inay dib ugu laabtaan wada-hadallada nabadda Ilo-wareedyo kala duwan ayaa sheegaya in wafdiyo ka kala socda Maraykanka iyo Iiraan ay suuragal tahay inay toddobaadkan dib ugu laabtaan magaalada Islamabad si ay u sii wadaan wada-hadallada lagu doonayo in lagu soo afjaro colaadda ka taagan gobolka Bariga Dhexe.
2 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Somaliland oo wada-hadal ka dalbaday maamulka Waqooyi Bari Maamulka Somaliland ayaa ku baaqay in wada-hadal lagu xalliyo xaaladda maxaabiista looga heysto magaalada Laascaanood. Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo khudbad u jeediyay Baarlamaanka, ayaa sheegay in xukuumaddiisu…
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Shiinaha oo Xoojinaya Xiriirka Istaraatiijiga ah Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa kulan heer sare ah la yeeshay ergayga gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika, Hu Changchun,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dadaallo Diblomaasiyadeed oo Lagu Xallinayo Xiisadda Mareykanka iyo Iiraan oo Weli Socda Ra’iisul Wasaaraha Pakistan, Shehbaz Sharif, ayaa sheegay in dadaallo buuxa ay weli socdaan si xal nabadeed loogu helo dagaalka u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan, kaddib wada-hadallo horraantii Todobaadkan lagu qabtay magaalada Islamabad oo ku dhammaaday natiijo la’aan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo dhaqan-geliyay xannibaad uu ku soo rogay dekedaha Iiraan Xiisadda u dhaxaysa Mareykanka iyo Iiraan ayaa si degdeg ah u sii xoogeysanaysa, kadib markii militariga Mareykanka uu bilaabay dhaqan-gelinta xannibaad badeed oo lagu joojinayo dhammaan maraakiibta galaysa ama ka baxaysa dekedaha Iiraan
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Wasiirrada oo Ansixiyey Agaasimaha Cusub ee Socdaalka iyo Jinsiyadda Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo loo magacaabay Mudane Xuseen Qaasim Yuusuf (Iidow).…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruto: Afrika Horumar Ma Gaari Karto Haddii Aan Dib-u-habeyn Lagu Sameyn Midowga Afrika Madaxweynaha dalka Kenya, William Ruto, ayaa si cad u sheegay in qaaradda Afrika aysan gaari karin horumar dhab ah haddii aan dib-u-habeyn lagu sameyn African Union. Ruto ayaa tilmaamay in…