1 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay in ka badan 33 ka tirsan Shabaab Shabeellaha Dhexe Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan 33 dagaalyahan oo ka tirsan Shabaab , kuwaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Maersk oo si KMG ah u joojisay shaqadii Dekedda Berbera Shirkadda caalamiga ah ee xamuulka qaada ee Maersk ayaa si ku-meel-gaar ah u joojisay howlihii ay ka wadday Dekedda Berbera ee maamulka Waqooyi Galbeed Soomaaliya, sida lagu sheegay warsaxaafadeed ay…
2 daqiiqo Sheeko:War XUKUUMADDA FEDERAALKA OO RAADINEYSA MAALGELIN LAGU DAYACTIRAYO BUUNDOOYINKA SHABEELLADA HOOSE Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bilowday dadaallo lagu doonayo in lagu helo dhaqaale degdeg ah oo lagu dayactiro buundooyin muhiim ah oo ku yaalla gobolka Shabeellada Hoose, kuwaas oo si weyn…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Saameynta Dhaqaale ee Xannibaadda Mareykanka ku Hayso Iiraan oo Gaartay Heer Aan Hore Loo Arag Xannibaadda dhaqaale ee ay Mareykanka ku hayso Iiraan ayaa la sheegay inay si weyn u wiiqday dhaqaalaha gudaha dalkaas, iyadoo saameynteedu gaartay heerar cusub oo aan hore loo arag.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo sheegtay in uusan qorshaha ugu jirin ka qeyb-galka wareegga labaad ee wada-hadallada ka dhacaya Pakistan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Iiraan ayaa shaaca ka qaaday in aysan weli jirin wax go’aan ah oo laga gaaray qabashada wareeg cusub oo wada-hadallo ah oo lala yeesho Mareykanka, xilli xiisadaha gobolka ay weli taagan yihiin.
2 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka Boliiska oo burburiyay xarun Shabaab ku lahaayeen Shabeellaha Hoose Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Taliska La-dagaalanka Argagixisada, ayaa howlgal qorsheysan oo lagu magacaabo “WAABARI” ka fuliyay deegaanka Jambaluul ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii ay heleen xog sirdoon oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo sheegtay inaysan dammaanad qaadi karin ammaanka Marinka Hormuz Madaxweyne ku-xigeenka 1aad ee dowladda Iiraan ayaa sheegay in dalkiisu uusan damaanad qaadi karin sii jiritaanka ammaanka marinka muhiimka ah ee Hormuz haddii ay sii socdaan ama kordhaan cadaadisyada militari ee kaga imaanaya Maraykanka iyo Israa’iil.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo shaaciyay inuu wefdi heer sare ah u dirayo Pakistan si ay Iiraan wada-hadallo ula galaan Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa si degdeg ah ugu dhawaaqay in wafdi ka socda Maraykanka ay u safri doonaan magaalada Islamabad maalinta Isniinta, si ay uga qayb qaataan wada-hadallo cusub oo lagu doonayo in lagu soo afjaro dagaalka u dhexeeya Maraykanka, Israa’iil iyo Iran.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo wacad ku martay inaysan dib u furi doonin Marinka Hormuz Xiisad aad u sarreysa ayaa ka taagan marinka istiraatiijiga ah ee Hormuz, kaddib markii Iiraan ay si cad u shaacisay inaysan dib u furi doonin marin-biyoodkaasi ilaa Maraykanku uu joojiyoo xannibaadda saaran dekedaheeda.
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo ku baaqday sharciyo adag oo lagu ilaaliyo carruurta Afrika Dowladda Soomaaliya ayaa ku baaqday in la xoojiyo sharciyada ilaalinta carruurta, xilli ay ka hadlaysay madal heer qaaradeed ah oo ka dhacday magaalada Maseru ee dalka Lesotho. Wafdiga Soomaaliya oo…