2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Heshiis u dhexeeya Jabhadda Xoreynta Azawad iyo Ciidamada Ruushka oo dowladda Maali dhar jabiyay Jabhadda CSP-DPA (oo loo yaqaan Jabhadda Xoreynta Azawad) ayaa shaaca ka qaadday inay heshiis rasmi ah la galeen ciidamada dowladda Maali iyo xulafadooda Ruushka, kaas oo u oggolaanaya ciidamada Ruushka…
1 daqiiqo Sheeko:War Cabdullaahi Maxamed Nuur oo iska casilay xilkii Lataliyaha Sare ee Madaxweyne Xasan Sheekh Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 26-ka April 2026 ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud. Cabdullaahi ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliska Maraykanka oo faahfaahin ka bixiyay shaqaaqadii xalay ka dhacday goob uu ku sugnaa Trump Xilli qalalaase amni oo xooggan uu ka dhacay bannaanka hoolka lagu qabanayay casho sanadlaha ah oo lagu magacaabo eWhite House Correspondents’ Association Dinner, kadib markii nin hubeysan uu rasaas ku furay ciidamada amniga ee halkaasi ku sugnaa ayay boolisku dhacdadaas faahfaahin ka bixiyeen.
1 daqiiqo Sheeko:War Weerarkii ugu dambeeyey ee Mali: Wasiirkii Difaaca oo la dilay, dagaallo socda Wasiirka Difaaca Mali, Sadio Camara, ayaa lagu dilay weerarro waaweyn oo gilgilay dalka Mali, kuwaas oo lagu beegsaday magaalooyinka Bamako, Kati, Gao iyo Kidal. Weeraradan oo loo arko kuwii ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo xaqiijisay in gacanta lagu dhigey nin loo haysto weerarkii lagu qaaday goob uu ku sugnaa Trump Warar deg-deg ah oo laga helayo gudaha Mareykanka ayaa sheegaya in nin lagu tuhunsan yahay isku day weerar lagu qabtay, kadib markii uu isku dayay inuu u dhowaado goob si weyn loo ilaaliyo.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Weerar ka dhacday goob uu ku sugnaa Madaxweyne Trump Madaxweyne Trump ayaa Si Degdeg ah Loo Saaray goob ay ka dhacaysay munaasabadda casho-sharafeedka, taasoo lagu qabtay magaalada Washington, D.C.
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Cumaan oo xoojinaya xiriirka diblomaasiyadeed Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Muscat kula kulmay dhiggiisa dalka Cumaan, Sayid Badr bin Hamad Al Busaidi, iyagoo ka wada hadlay xoojinta…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo dib u billowday Duullimaadyadii Garoonka diyaaradaha caasimadda Tehran Telefishinka qaranka ee Iiraan ayaa shaaciyay in si rasmi ah dib loogu furay duullimaadyadii caalamiga ahaa ee ka baxa, kana soo dega garoonka Imam Khomeini International Airport ee ku yaalla caasimadda Tehran.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaraxyo Iyo Weerarro Ka Dhacay Mali Ugu yaraan dhowr weerar oo isku mar ah ayaa maanta ka dhacay dalka Mali, kuwaas oo lagu beegsaday saldhigyo ciidan iyo goobo muhiim ah oo ku yaalla caasimadda Bamako iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa looga hadlay Shir madaxeedka Qubrus ee Dalalka Yurub iyo Carabta ? Waxaa si rasmi ah loo soo gabagabeeyay shir madaxeedkii Yurub ee lagu qabtay dalka Qubrus, kaas oo ay ka qeyb-galeen hoggaamiyeyaasha iyo wakiillo ka kala socday dalal badan oo ka tirsan Yurub iyo Carabta.