2 daqiiqo Sheeko:War Abdalle Samafale Welcomes Turkish Humanitarian Delegation to Ceeldheere IDP Camp MOGADISHU, Somalia – Abdalle Samafale, founder of the Ceeldheere Internally Displaced Persons (IDP) Camp and CEO of Hiilbulsho Organization Charity, today hosted a humanitarian delegation from Turkey during a visit…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shaqadda ka cayrisay Gudoomiyihii magaalada Baydhabo Wareegto kasoo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Dib-u-Heshiisiinta maamulka Koonfur-Galbeed ayaa guddoomiyaha magaaalada Baydhabo loogu magacaabay Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan (Sate). Wareegtada ayaa lagu sheegay in magacaabistan…
1 daqiiqo Sheeko:War Mareykanka oo qorsheynaya inuu fududeeyo cunaqabataynta Eritrea Dowladda Mareykanka ayaa la sheegay inay waddo qorshe cusub oo lagu fududeynayo cunaqabataynta saaran dalka Eritrea, isla markaana dib loogu soo celinayo xiriir diblomaasiyadeed oo buuxa, sida uu qoray The…
2 daqiiqo Sheeko:War Burcad-badeed Soomaaliya oo afduubtay Markab Shidaal oo marayay meel u dhow xeebaha Soomaaliya Warar amni oo ay xaqiijiyeen ilo kala duwan ayaa sheegaya in koox burcad-badeed ah ay afduubteen markab shidaal sidday oo marayay meel u dhow xeebaha Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Xuquuqda Aadanaha oo ka digtay khataraha baraha bulshada Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya Maryan Qaasim ayaa ka digtay in isticmaalka aan la xakameyn ee baraha bulshada uu halis ku yahay xorriyadaha aasaasiga ah, iyadoo tilmaantay warar…
1 daqiiqo Sheeko:War Midowga Yurub oo €75 Milyan u qoondeeyay howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay in uu €75 milyan u qoondeeyay howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya, iyadoo lacagtaas laga bixinayo Sanduuqa Nabadda Yurub (European Peace Facility). Taageeradan ayaa daboolaysa baahiyaha howlgalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo Dalka Dib Ugu Soo Celisay 174 Muwaadin oo Ku Dhibaataysnaa Libya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay 174 muwaadin Soomaaliyeed oo muddo ku dhibaataysnaa dalka Libya, kaddib dadaallo ay sameysay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo hay’adaha la shaqeeya. Wasiir…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo Mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka qayb galay shir degdeg ah oo heer wasiir ah oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka .Iiraan oo Shuruudo Ku Xirtay Wada-hadallada ay La Yeelanayso Mareykanka Dowladda Iraan ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay ka qeyb gasho wada-hadallo lala yeesho Mareykanka, kuwaas oo lagu qabanayo Pakistan, balse ay shardi ka dhigtay in Washington ay ka tanaasusho siyaasaddeeda cadaadiska iyo hanjabaadaha ku dhisan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump: “Haddii la furo Hormuz Iiraan wax heshiis ah la gaari mayno” Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ka hadlay wada-hadallada Iiraan iyo xirnaashaha marinka Hormuz ayaa sheegay in furitaanka marinkaasi uu wiiqi doono rajada heshiis lala gaaro Iiraan.