3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Waa maxay Sirta Ka Dambeysa dilka iyo waayidda Saynisyahannada Nukliyeerka ee Mareykanka 2023-2026? Warbaahinta Mareykanka ayaa si isa soo taraysa u soo bandhigaysa warar ku saabsan dhacdooyin isdaba joog ah oo ku saabsan saynisyahanno iyo saraakiil ciidan oo ka shaqeynayay barnaamijyo aad u xasaasi ah, kuwaas oo la dilay ama si qarsoodi ah loo waayay tan iyo bartamihii sanadkii 2023.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo sheegay in horumar laga sameeyay wada-hadallada Mareykanka iyo Iiraan Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in wada-hadallada u dhexeeya Washington iyo Tehran ay weli socdaan, isagoo xusay in horumar muuqda laga sameynayo dadaallada lagu doonayo in lagu dejiyo xiisadda taagan.
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo Digniin Adag u Dirtay Shirkadaha Shidaalka Reer Galbeedka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu digtay shirkadaha shidaalka ee reer galbeedka ee haysta rukhsadaha sahminta shidaalka inay si degdeg ah u bilaabaan howlaha sahminta, ama ay lumiyaan…
1 daqiiqo Sheeko:War Dawladda Soomaaliya oo markale si kulul uga hortimid duullaanka Israa’iil ay ku soo qaadday Madaxbannaanida dalka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markale fariin adag u dirtay maamulka Israa’iil, iyadoo ku eedeysay faragelin toos ah oo ka dhan ah madaxbannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Erdoğan? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dolmabahçe ee magaalada Istanbul waxa uu kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo ku guuldareystay inuu dhaqan-geliyo xannibaadda uu ku soo rogay dekedaha Iiraan Xiisadda ka taagan marin-biyoodka muhiimka Hormuz ayaa sii xoogeysanaysa, kaddib markii markab labaad oo shidaal qaada uu galay gacanka, xilli ay jirto xannibaad uu Mareykanku ku soo rogay maraakiibta la macaamila dekedaha Iiraan.
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Iskaashiga Istaraatiijiga ah Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay safiirka cusub ee Hindiya u qaabilsan Soomaaliya, Dr. Adarsh Swaika,…
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland: “Xaalad Sharciyeed oo Khatar ah ayaa ka Taagan Hay’adaha Federaalka” Golaha Xukuumadda Dowlad Goboleedka Puntland ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka, kaddib shir ay maanta ku yeesheen caasimadda Garoowe. Puntland ayaa si cad u sheegtay…
2 daqiiqo Sheeko:War Somaliland oo loo arko saldhig istaraatiiji ah oo ay Maraykanku ka sameysan karaan saldhig milatari Warbixin cusub oo ay daabacday Fox News ayaa iftiimisay suurtagalnimada in Maraykanku saldhig milatari ka sameysto Somaliland, gaar ahaan magaalada Berbera, si uu uga hortago khataraha ka imanaya Iran iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Israa’iil oo Safiir u Magacawday Somaliland Maamulka Israel ayaa qaaday tallaabo diblomaasiyadeed oo culus, kadib markii ay si rasmi ah u magacawday safiirkii ugu horreeyay ee u qaabilsanaan doona Somaliland. Tallaabadan ayaa si weyn u beddeli…