Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, oo ka hadlayay gobolka Sanaag oo uu safar ku joogo ayaa ka digay in dalka uusan yeelan doonin dowlad federaal ah wixii ka dambeeya 15-ka May haddii aan xal laga gaarin khilaafaadka jira ee doorashada.