2 daqiiqo Sheeko:War Yasmo iyo Been-abuur: Safaaradda Itoobiya ee Muqdisho oo si bareer ah ugu tumatay Madax-bannaanida Soomaaliya Safaaradda Itoobiya ee Muqdisho ayaa soo saartay qoraal ay ugu dabbaal-degayso 8-sannadood ee xukunka Abiy Ahmed, iyadoo ku sifeysay xiriirka Soomaaliya mid “qoto-dheer” oo ku dhisnaan “is-faham iyo barwaaqo.” Farriintan…
2 daqiiqo Sheeko:War Xarunta Gobolka Baay oo martigelinaysa Wafuud ballaaran oo ka socda Dowladda Federaalka Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa haatan martigelinaysa socdaallo aan kala joogsi lahayn oo ay ku imaanayaan madax sare oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya. Imaatinka wufuuddan heerka sare…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda Dekaddaha XFS oo Diiwaangelisay Markabkii Ugu Horreeyay ee qaata Calanka Soomaaliya Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda ee Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ayaa ku dhowaaqday guul weyn oo laga gaaray dhanka maamulka badda ka dib markii si rasmi ah loo diiwaangeliyey…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo kulan degdeg ah ka yeeshay dagaalka ay Israa’iil iyo Maraykanku ka wadaan Bariga Dhexe Xiisadda colaadeed ee Bariga Dhexe ayaa sii xoogeysanaysa, iyadoo dagaalka u dhexeeya Israel iyo Xisbullah uu galay bishii koowaad, isla markaana saameyn weyn ku yeeshay xaaladda bani’aadannimo ee Lubnaan.
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo Wafdi Ballaaran oo gaaray Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maanta gaaray wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe).…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 70 qof ayaa lagu dilay rabshado ka dhacay Haiti Ugu yaraan 70 qof ayaa ku dhintay rabshado xooggan oo ka dhacay gobolka Artibonite ee dalka Haiti, sida uu sheegay agaasimaha urur u dooda xuquuqda aadanaha Isniintii.
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Laftagareen oo si rasmi ah isaga casilay xilka hoggaanka Koonfur Galbeed Taariikhdu marka ay tahay 30-ka Maarso, 2026, waxaa cutub cusub u furmay siyaasadda maamulka Koonfur Galbeed ka dib markii uu si rasmi ah xilka isaga casilay madaxweynihii maamulkaas, Mudane Cabdicasiis…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Maaliyadda oo loo magacaabay Kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed xilli Laftagareen uu ka dhoofay Baydhabo Isbeddel lama filaan ah ayaa ku yimid hoggaanka sare ee maamulka Koonfur Galbeed, ka dib markii heshiis rasmi ah ay gaareen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxweynaha xilka banneeyay, Cabdicasiis Xasan…
2 daqiiqo Sheeko:War DFS oo ka Warbixisay Xaaladda Magaalada Baydhabo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saartay bayaan rasmi ah oo ay kaga hadlayso xaaladihii ugu dambeeyey ee ka soo kordhay Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, gaar ahaan magaalada Baydhabo oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Magacowday Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Shabeellada Hoose Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 30-ka Maarso, 2026, soo saartay wareegto rasmi ah oo xil muhiim ah loogu magacaabay…