1 daqiiqo Sheeko:War DEG DEG: Xildhibaanada Baarlamaanka 3-aad ee Koonfur Galbeed oo lagu dhaariyay Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed waxaa maanta si rasmi ah loogu dhaariyay xildhibaanada Baarlamaanka 3-aad ee maamulkaas kadib markii Guddiga Doorashooyinka ay soo saareen liiska 95-ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 32 Meyd oo laga helay Xabaal-wadareed ku taal Kericho, Kenya Masuuliyiinta dalka Kenya ayaa baaritaan ballaaran ka bilaabay magaalada Kericho ka dib markii halkaas laga helay xabaal-wadareed ay ku jiraan meydadka soddon iyo labo qof. Dhacdadan oo naxdin weyn ku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xuutiyiinta Yemen oo weerar gantaallo ah ku qaaday Israa’iil Militariga Israa’iil ayaa aroornimadii Sabtida sheegay inay ogaadeen gantaal laga soo tuuray Yemen, taasoo noqoneysa markii ugu horreysay ee weerar noocan ah uu ka yimaado Yemen tan iyo markii uu qarxay dagaalka hadda socda.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidanka Mareykanka oo khasaare xooggani ka soo gaaray Weerar ay Iiraan ku qaaday saldhig ay ku leeyihiin Sucuudiga Ugu yaraan 12 askari oo Mareykan ah ayaa ku dhaawacmay weerar milatari oo ay Iiraan ku qaaday saldhigga cirka ee Prince Sultan Air Base ee dalka Sacuudiga, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan dowladda Mareykanku.
2 daqiiqo Sheeko:War WAR CUSUB: Iran oo Hanjabaad Culus u Dirtay Jabuuti iyo Dalal kale oo Carbeed Dawladda Iran ayaa soo saartay digniin culus oo ku aaddan inay weerarro toos ah ku qaadi karto dalalka Jabuuti, Lubnaan, iyo Suuriya haddii ay sii xoogaysato xiisadda ka aloosan gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Turkiga oo ku tilmaamay dagaalka Iiraan duullaan ka dhan ah dunida Islaamka Recep Tayyip Erdoğan, Madaxweynaha Turkey, ayaa si kulul uga hadlay xaaladda ka taagan Bariga Dhexe, isagoo cambaareeyay weerarka Israa’iil ay ku qaadday Iiraan, kuna tilmaamay duullaan si toos ah loogu beegsanayo dalalka Islaamka.
2 daqiiqo Sheeko:War Burcad-baddeed Soomaali ah oo afduubtay dooni laga leeyahay dalka Iiraan Digniin cusub oo ay soo saartay Xarunta Amniga Badaha ee Badweynta Hindiya (MSCIO) ayaa lagu sheegay in koox burcad-baddeed Soomaali ah ay afduubteen dooni laga leeyahay dalka Iiraan. Doonidaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo sheegtay in ay ka fiirsanayso wada-hadal ay gasho Mareykanka Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Abbas Araqchi, ayaa sheegay in dowladdiisu ay dib u eegis ku samaynayso soo jeedin uu Maraykanku u gudbiyay si loo soo afjaro dagaalka ka socda gobolka, balse waxa uu hoosta ka xariiqay in aanay jirin wada-hadal toos ah oo u dhexeeya labada dal.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo xabad joojin ka dalbaday Iiraan Warbaahinta Al Jazeera ayaa shaacisay in dowladda Mareykanka ay dalbatay xabad joojin lala galo Iiraan, iyadoo fariintan loo sii marsiiyay dowladda Pakistan. Sida ay Al Jazeera u xaqiijiyeen ilo sare…
1 daqiiqo Sheeko:War DEG DEG: Isbeddel lagu sameeyay Hoggaanka Ciidanka Xoogga Dalka ee Degmada Diinsoor Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Ururka 154-aad ee Guutada 8-aad, Qaybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, Mudane Aadan Maxamed Nuur (Afeey). Isbeddelkan ayaa qayb ka…