1 daqiiqo Sheeko:War WAR DEG DEG AH: Dagaal xooggan oo ka qarxay nawaaxiga Deynuunay Dagaal aad u culus ayaa xilligan ka socda deegaanka Habar-Dooy oo dhaca dhanka koonfureed ee deegaanka Deynuunay ee gobolka Baay. Wararka hordhaca ah ee naga soo gaaraya aaggaas ayaa sheegaya…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Federaalka oo Taliye Cusub u Magacowday Gobolka Baay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in Gaashaanle Dhexe Sadiiq Aadan Cali oo loo yaqaanno Duudishe loo magacaabay Taliyaha Qeybta Booliska ee Gobolka Baay ee Dowlad Goboleedka Koonfur…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo Tijaabiyay Taangi Casri ah Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya, Kim Jong Un, ayaa kormeeray tababar milatari oo ballaaran oo lagu soo bandhigay taangi cusub, sida ay baahisay Korean Central News Agency (KCNA).
1 daqiiqo Sheeko:War In ka badan 10 Suxufi oo todobaad gudihiis lagu xiray Muqdisho In ka badan 10 suxufi oo ay ku jiraan haween ayaa todobaadkan gudihiisa lagu xiray magaalada Muqdisho, taas oo muujisay xaaladda sii cakirmaysa ee ay wajahayaan weriyeyaasha ka howlgala caasimadda.…
1 daqiiqo Sheeko:War DF Soomaaliya oo si Adag u Cambaareysay Weerarro lala Beegsaday Kaabayaasha Tamarta ee Waddamada Khaliijka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed rasmi ah oo maanta ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ku cambaareysay weerarro ay sheegtay inay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ku qaadday kaabayaasha muhiimka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo dil toogasho ah ku fulisay dad lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen Rabshado dalkaasi ka dhacay Hay’adda garsoorka ee dalka Iiraan ayaa ku dhawaaqday fulinta xukun dil ah oo lagu riday saddex qof, kuwaas oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen rabshado ka dhacay magaalada Qum bishii Janaayo ee la soo dhaafay.
1 daqiiqo Sheeko:War Sucuudiga oo ku dhawaaqay in Jimcaha ay tahay Maalinta Koowaad ee Ciidul Fidriga Maamulka Haramain Sharifain ee dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa si rasmi ah u ku dhawaaqay in caawa la waayay aragtida bishii Shawaal ee sanadka 1447, taas oo ka dhigan in bisha…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Lafta-gareen oo weerar afka ah ku qaaday Hoggaanka Dowladda Federaalka Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), ayaa jeediyay qudbad xasaasi ah oo uu si weyn ugu dhaliilay hoggaanka sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.…
1 daqiiqo Sheeko:War WAR DEG DEG AH: DFS oo Celisay Diyaarad ay Saarnaayeen Wasiirro ka tirsan Koonfur Galbeed Wararka naga soo gaaraya Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa xaqiijinaya in goordhow laga hor istaagay safar ay ku jireen wasiirro iyo xubno sare oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo Gantaallo ku garaacaysa Israa’iil iyo Daanta Galbeed Dad ku sugan qaybo ka mid ah Israa’iil iyo Daanta Galbeed ayaa sheegay inay arkeen gantaallo badan oo hawada maraya, kuwaas oo ka yimid Iiraan, iyadoo xaaladdu uu dagaalka gobolka Bariga Dhexe sii xoogaysanayo.