1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga, Masar, iyo Pakistan oo wada dadaal lagu wada hadashiinayo Mareykanka iyo Iiraan Madaxda dalalka Turkey, Masar iyo Pakistan ayaa wada dadaallo diblomaasiyadeed oo xooggan si loo qabto kulan degdeg ah oo ay yeeshaan madaxda Mareykanka iyo Iran, sida ay sheegayaan ilo diblomaasiyadeed oo lagu kalsoon yahay.
1 daqiiqo Sheeko:War Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo Beeniyey Warar Been Abuur ah oo ku Saabsan Shil Diyaaradeed MUQDISHO – Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa si cad u beeniyey warar saacadihii la soo dhaafay lagu faafiyey qaar ka mid ah warbaahinta iyo baraha bulshada, kuwaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Federaalka oo Maamul Cusub u Magacowday Degmada Waajid Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta, ayaa si rasmi ah u magacowday maamul cusub oo ay yeelan doonto Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 34 qof ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay Colombia Ugu yaraan 34 qof ayaa ku dhintay kadib markii diyaarad uu leeyahay Ciidanka Cirka ee Colombia ay burburtay wax yar kadib markii ay kacday, sida ay sheegeen saraakiisha dowladdu.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Trump oo Dib u Dhigay Weerarradii Maraykanka ee Warshadaha Korontada ee Iiraan Madaxweynaha Maraykanka, Donald J. Trump, ayaa ku dhawaaqay in weerarradii la qorsheeyay ee lagu qaadi lahaa warshadaha korontada iyo kaabayaasha tamarta ee Iran ay dib u dhacayaan muddo shan maalmood…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka LaGuardia ee New York Warbaahinta Mareykanka ayaa saaka aroortii hore soo werisay in uu dhacay shil Diyaaradeed ka dib markii ay isku dhaceen culus oo u dhexeeya diyaarad laga leeyahay Kanada iyo gaari ku sugnaa dhabaha diyaaradaha ee garoonka diyaaradaha LaGuardia ee magaalada New York.
1 daqiiqo Sheeko:War Isbedel lagu sameeyay Hoggaanka Boliiska Gobolka Baay iyo Xiisadda Baydhabo oo laga cabsi qabo inay sii kororto Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa isbedel weyn ku sameeyay hoggaanka amniga ee gobolka Baay, iyadoo Gaashaanle Dhexe Sadiiq Aadan Cali (Duudishe) loo magacaabay Taliyaha Qeybta Boliiska Gobolka Baay ee deegaannada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sucuudiga oo ku hanjabay inuu qaadayo Tallaabooyin adag oo looga jawaabayo weeraradda Iiraan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si kulul u cambaareysay waxa ay ku tilmaantay falal gardarro ah oo ay Iiraan ka waddo gobolka, kuwaas oo ay sheegtay inay si toos ah u beegsanayaan amniga iyo xasilloonida Boqortooyada iyo dalalka kale ee Khaliijka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo adeegsatay gantaal cusub oo riddo dheer Wararka ka imanaya Bariga Dhexe ayaa sheegaya in dowladda Iiraan ay adeegsatay gantaal cusub oo riddo dheer leh, kaas oo la sheegay inuu gaari karo masaafo dhan 4,000 km (afar kun oo kiilomitir).
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Gobolka Bakool oo ku dhawaaqay inay xiriirka u jareen hoggaanka Koonfur Galbeed Maamulka Gobolka Bakool iyo kan Degmada Xuddur ayaa soo saaray qoraal lama filaan ah oo ay si adag uga hor yimaadeen madaxweynaha hadda talada haya ee maamulka Koonfur Galbeed, iyagoo…