1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Iiraan ayaa sheegay in ay adagtahay inuu la xiriiro Hoggaamiyaha Sare ee dalkaas Mojtaba Khamenei Madaxweynaha Iiraan, Masoud Pezeshkian, ayaa sheegay in wada-xiriirka uu la leeyahay Hoggaamiyaha Sare ee dalka, Mojtaba Khamenei, uu haatan yahay mid aad u adag, taas oo muujinaysa caqabado ka jira heerarka ugu sarreeya ee hoggaanka Iiraan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Midowga Yurub oo Heshiis ka Gaaray Xiisaddii Ka Dhalatay Siyaasadda Spain ee Ceuta Wasiirrada Arrimaha Gudaha ee Midowga Yurub ayaa magaalada Brussels ku soo gabagabeeyay shir xasaasi ah oo looga hadlayay siyaasadda socdaalka iyo ilaalinta xuduudaha, kaddib toddobaadyo ay socotay kala-qeybsanaan diblomaasiyadeed oo ka dhalatay tallaabooyinkii Spain ka qaaday maamulka xuduudda Ceuta.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iraan iyo Cumaan oo Heshiis Ku-meel-gaar ah ka Gaaray Isku-socodka Maraakiibta ee Marin-badeedka Hormuz Sida uu qoray Wargeyska Financial Times, oo soo xiganaya ilo xog-ogaal ah,Iraan iyo Cumaan ayaa gaaray heshiis ku-meel-gaar ah oo lagu habeynayo isku-socodka maraakiibta ee maraan-badeedka Hormuz
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hay’adaha Caalamiga ah oo ku Baaqaya in Taageero Degdeg ah loo dad ay samaysay colaadda Suudaan Ururka Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas (IFRC) ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay si degdeg ah u kordhiyaan taageerada bani’aadannimo ee Suudaan, isagoo ka digay in hoos u dhaca dhaqaalaha gargaarka uu halis gelinayo malaayiin qof oo ay saameysay colaadda dalkaasi.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaxooti reer Tigrey oo u baxsanaya Suudaan kadib dagaallo culus oo ka dhacay xadka Itoobiya Boqolaal qof oo reer Tigree ah, oo ay ku jiraan dagaalyahanno dhaawac ah, ayaa u qaxay gudaha Suudaan kadib dagaallo culus oo ka dhacay deegaanka Shererina ee waqooyiga Itoobiya, halkaas oo ay isku farasaareen ciidamada dowladda federaalka Itoobiya iyo dagaalyahannada Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigrey (TPLF).
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sacuudiga Oo Hoggaaminaya Isbahaysi Ka Kooban 14 Dal Oo Lagu Sugayo Amniga Badda Cas Iyo Bab al-Mandeb Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay dhismaha isbahaysi difaac oo caalami ah oo lagu xoojinayo amniga Badda Cas, marin-biyoodka Bab al-Mandab iyo Gacanka Cadmeed, iyadoo ujeeddadu tahay in la ilaaliyo maraakiibta ganacsiga iyo kuwa shidaalka ee mara marinnadaas muhiimka ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo sheegtay inay wada-hadal kula jirin Mareykanka Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in aysan xilligan wax wada-hadal ah kula jirin Mareykanka, iyadoo meesha ka saartay warar sheegayay in labada dal ay dib u billaabayaan wada-xaajoodyo.
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wada-hadallo cusub ee u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan oo maanta billaabanaya Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaaciyay in Isniinta ay bilaaban doonaan wada-hadallo cusub oo u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan, kaddib markii uu dib u dhigay qorshe weerar militari oo ballaaran si fursad loo siiyo xal diblomaasiyadeed
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo Joojiyay Weerar la Qorsheeyay oo ka dhan ahaa Iiraan, Kana Hadlay Horumar laga Gaaray Wada-hadallada Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu baajiyay weerar militari oo ballaaran oo la qorsheeyay in lagu qaado Iiraan, isagoo ku dooday in horumar laga gaaray wada-hadallada u dhexeeya dhinacyada isku haya xiisadda.
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muhaajiriin badan oo dib loogu celiyay Marooko kadib markii ay ku hungoobeen rajadii ay ka qabeen tagaan Spain Kumannaan muhaajiriin ah oo toddobaadkan si dabaal uga tallaabay xadka u dhexeeya Morocco iyo magaalada Ceuta ee ay Spain maamusho ayaa bilaabay inay dib ugu laabtaan Marooko, kadib markii ay sheegeen inay la kulmeen gaajo, daal iyo xaalado adag oo meesha ka saaray rajadoodii ahayd inay nolol cusub ka bilaabaan Yurub.