2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Heshiiska Drones-ka Pakistan iyo Shirkad Maraykan ah oo Su’aalo Dhaliyay Pakistan ayaa heshiis cusub oo dhinaca diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drones) ah la gashay shirkadda Maraykanka ee Powerus, taas oo ay maal-gashadaan Eric Trump iyo Donald Trump Jr, oo ah labada wiil ee waaweyn ee Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump.
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho Ka Daah-furtay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aaddannimada ee CHF 2026 Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daah-furay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2026).
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Costa Rica oo horumarinaya xariirkooda dublumaasiyadeed Dowladda Soomaaliya iyo Costa Rica ayaa magaalada New York ku yeeshay kulan heer wasiir ah, kaas oo looga hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo iskaashiga dhinacyada horumarinta.
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Morooko oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal Dowladda Soomaaliya iyo Boqortooyada Morocco ayaa magaalada New York ku yeeshay kulan heer wasiir ah, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal iyo horumarinta iskaashiga dhinacyada kala duwan.
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka iyo Iiraan oo wada-hadallo ku yeeshay New York Mareykanka iyo Iiraan ayaa magaalada New York ku yeeshay wada-hadallo diblomaasiyadeed oo loo marayo dhexdhexaadiyayaal, xilli dadaallo lagu doonayo in lagu soo afjaro dagaalka labada dhinac iyo in dib loo furo Marinka Hormuz ay socdaan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Koonfurta Suudaan oo kala diray xukuumaddii ku-meelgaarka ahayd Madaxweynaha Koonfurta Suudaan, Salva Kiir Mayardit, ayaa kala diray xukuumaddii midnimada ku-meelgaarka ahayd, isagoo magacaabay maamul ku-meelgaar ah xilli dalka uu isu diyaarinayo doorashadii ugu horreysay ee qaran.
1 daqiiqo Sheeko:War Trump oo Dalalka Xubnaha Ka Ah Maxkamadda ICC ugu Baaqay Inay Si Degdeg ah uga Baxaan WASHINGTON (Goobjoog News) — Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa ku baaqay in dhammaan dalalka xubnaha ka ah Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah (ICC) ay si degdeg ah uga baxaan maxkamaddaas. Baaqan…
2 daqiiqo Sheeko:War Midowga Yurub oo sheegay in howlgalka Badda Cas uu u baahan yahay in ka badan 10 markab dagaal NEW YORK — 22 Sebtembar 2026: Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub, Kaja Kallas, ayaa sheegtay in howlgalka ciidamada badda ee Midowga Yurub ee Aspides uu u baahan yahay…
2 daqiiqo Sheeko:War Xafiiska Hantidhowrka Guud oo adkeeyay muhiimadda madaxbannaanida hay’adda Muqdisho, Soomaaliya — Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dhowrista madaxbannaanida Hay’adda Hantidhowrka Guud ay tahay mid ka mid ah mabaadi’da dastuuriga ah ee ay waajib…
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo ku baaqday iskaashi caalami ah oo lagu xoojinayo badbaadada carruurta New York, Mareykanka — 22 Sebteembar 2026: Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada New York kaga qeyb-gashay kulan heer sare…