U bood dhigaalka

Saxaafadda Madaxa Bannaan oo Loo Diiday Tebinta Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka

Juun 6, 2020

Warbaahinta madaxa bannaan ee ka shaqeysa Soomaaliya gaar ahaan caasimadda dalka ee Muqdisho ayaa loo diiday inay tebiyaan kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta lagu wado inuu furo Madaxweyne Cabdullahi Farmaajo.