2 daqiiqo Sheeko:War Uganda oo hakisay dhammaan iskaashigii milatari ee ay la lahayd Turkiga Kampala, 19 Sebteembar 2026: Ciidamada Difaaca Dadka Uganda (UPDF) ayaa ku dhawaaqay in si degdeg ah loo hakiyay dhammaan iskaashiga dhinaca difaaca iyo milatariga ee u dhexeeyay Uganda iyo Jamhuuriyadda…
1 daqiiqo Sheeko:War Jubbaland oo Xoojineysa Diyaar-garowga Fatahaadaha Laga Cabsi Qabo Kusimaha Madaxweynaha Jubbaland ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan ay yeesheen Golaha Wasiirrada Jubbaland. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda…
2 daqiiqo Sheeko:War Taliyaha Cusub ee Qaybta 3-aad ee AUSSOM oo Baydhabo Lagu Soo Dhaweeyay Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magaalada Baydhabo kulan qado sharaf iyo sagootin ah ugu sameeyay Taliyihii hore ee Qaybta 3-aad ee Ciidanka Midowga Afrika…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dhinac Muqdisho, 19 Sebteembar 2026: Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga (Credentials)…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada, War Wafdi uu hoggaaminayo murashaxa madaxweynaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo Gaaray Guriceel Wafdi uu hoggaaminayo murashaxa hoggaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo ay ku jiraaj mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Midowga Yurub oo Maraykanka ugu baaqay inuu qaado xayiraadda safarka ee wafdiga Falastiin Midowga Yurub ayaa ugu baaqay Dowladda Maraykanka inay dib uga fiirsato go’aanka ay ku diiday fiisooyinka mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Falastiin iyo xubno ka tirsan Ururka Xoreynta Falastiin (PLO), kuwaas oo doonayay inay ka qaybgalaan shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee ka dhacaya magaalada New York.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka iyo Denmark oo heshiis cusub ka gaaray amniga Greenland Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanka, Denmark iyo Greenland ay gaareen heshiis cusub oo lagu ballaarinayo joogitaanka militariga Mareykanka ee Greenland, iyadoo sidoo kale la xaddidayo awoodda dalalka aan xulafada la ahayn Mareykanka ee ay saldhigyo ama maalgashi xasaasi ah ka sameysan karaan jasiiradda.
1 daqiiqo Sheeko:War Weriye Xasan Kaafi Qoyste oo ku geeriyooday Muqdisho Waxaa saacadihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho la xaqiijiyay geerida weriye Xasan Kaafi, oo muddo dheer ku soo jiray mihnadda saxaafadda Soomaaliyeed, kana mid ahaa wariyeyaasha sida weyn looga yaqaanay bulshada.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maraykanka oo ka qaaday cunaqabateyntii saarnayd Ciidamada Eritrea Dowladda Mareykanka ayaa ka qaaday cunaqabateyntii saarnayd Ciidamada Difaaca Eritrea iyo hay’ado kale oo Eritrean ah, tallaabadan ayaana loo arko mid wax ka beddeli karta xiriirka Washington iyo Asmara, xilli Mareykanka iyo beesha caalamku ay si gaar ah isha ugu hayaan amniga iyo maraakiibta ganacsiga ee Badda Cas.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sucuudiga oo qaar kamid ah magaalooyinkiisa ka hawlgeliyay nidaamka digniinta degdegga ah Boqortooyada Sucuudiga ayaa magaalada caasimadda ah ee Riyadh ka hawlgelisay nidaam digniin hore iyo seeriga xaaladaha degdegga ah, xilli ay sii kordhayaan xiisadaha militari ee u dhexeeya Sucuudiga iyo Xuutiyiinta Yemen.