2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo ka fiirsanaya in dib loo dhigo iibka hubka waaweyn ee Taiwan Dowladda Mareykanka ayaa la sheegay inay ka fiirsanayso in dib loo dhigo ku dhawaaqista heshiisyo waaweyn oo hub loogu iibinayo Taiwan, iyadoo go’aanka laga yaabo inuu dib uga dhaco shir-madaxeedka APEC ee bisha November lagu qabanayo Shenzhen, Shiinaha.
3 daqiiqo Sheeko:War Muwaadin Soomaaliyeed oo Sweden ku xiran oo gargaar ka dalbaday xukuumadda Soomaaliya Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool Sweden ayaa wajahaya qorsheyaal masaafurin ah, gaar ahaan dadka aan haysan oggolaansho sharci ah oo ay dalka ku sii joogaan, kuwaas oo ay ka mid yihiin dad muddo dheer ku noolaa Sweden.
1 daqiiqo Sheeko:War Beesha Cayr oo Muqdisho ku soo dhaweysay Musharraxa Madaxweynaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan Muqdisho, 18 Sebteembar 2026 — Musharraxa Madaxweynaha Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, ayaa magaalada Muqdisho kaga qeyb galay kulan soo dhaweyn iyo maamuus ah oo ay u sameeyeen bulshada, siyaasiyiinta iyo…
2 daqiiqo Sheeko:War Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay xiisadda sii xoogaysanaysa ee Badda Cas Guddiga Midowga Afrika ayaa walaac xooggan ka muujiyay kororka colaadaha militari ee ka socda gobolka Badda Cas, gaar ahaan weerarrada lagu beegsanayo dhulka Sacuudiga iyo hanjabaadaha ku wajahan maraakiibta ganacsiga ee isticmaasha marin-biyoodka muhiimka ah.
1 daqiiqo Sheeko:War Nin weerar ku qaaday Ilhaan Cumar oo xukun lagu riday Nin 56 jir ah oo lagu eedeeyay inuu dareere ku buufiyay Xildhibaanad Ilhaan Cumar xilli ay kulan dadweyne ku qabanaysay magaalada Minneapolis ayaa lagu xukumay 14 bilood oo xabsi ah, kadib markii uu heshiis la gaaray xeer-ilaalinta.
1 daqiiqo Sheeko:War WAR DEG DEG AH: Markab Xamuul ah oo kusoo caariyay Xeebaha Soomaaliya Muqdisho, 17 Sebteembar 2026: Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in markabka xamuulka qaada ee M/V JACUAR (IMO 9181821) uu ku caariyay xeebaha Soomaaliya, kaddib…
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo soo gebagabeysay hawshii Xafiiska Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobay Muqdisho, Soomaaliya — 17 Sebteembar 2026: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u soo gabagabeysay hawshii Xafiiska Arrimaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, kaas oo hoos imaanayay…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo ka shiray amniga, fatahaadaha iyo adeegyada bulshada Baydhabo, 17 Sebtembar 2026: Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo looga hadlay xaaladda amniga, maamulka, fatahaadaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Safaaradda Mareykanka oo ka digtay khataro ka jira Doolo Zone ee Itoobiya Safaaradda Mareykanka ee Addis Ababa ayaa soo saartay digniin amni oo ku saabsan Doolo Zone (Dollo Zone) ee ka tirsan Deegaanka Soomaalida Itoobiya, iyadoo sheegtay inay heshay xog ku saabsan…
1 daqiiqo Sheeko:War Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo shir amni la yeeshay taliyaasha ciidamada Hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey shir looga hadlay xaaladda amniga iyo xasilloonida deegaannada Koonfur Galbeed, iyadoo si gaar ah diiradda loo saaray amniga magaalada Baydhabo.